Faahim Academy icon

Faahim Academy

Jamhuriya Technology Solutions

About Faahim Academy

Schoolware waa madal loogu talagalay ardada , macalimiinta iyo waalidiinta

Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .
Faahim Academy Screenshots
Screenshot 1Screenshot 2Screenshot 3Screenshot 4Screenshot 5
Similar to Faahim Academy

©2023 Verdant Labs LLC. All rights reserved.

Privacy PolicyContact