Fariid icon

Fariid

Jamhuriya Technology Solutions

2.0

store rating

Free

About Fariid

Fariid App waa barnaamij loogu tala galay iney caruurtu wax kabartaan, kuna mada daashaan. Waxaa la ikhtiraacay 2021. Barnaamijkaan waa kii ugu horeeyay oo noociisa oo kale ah oo loogu faa’iideynaayo ubadka Soomaaliyeed.
Barnaamijkaan caruurtu waxay ka heli karaan muuqaalo (videos) iyo cayaaro (games) loogu tala galay in lagu dhiso garaadkooda, aqoontooda, diintooda, akhlaaqdooda, iyo luqada soomaaliga intaba.
Barnaamijkan waxa uu caruurta u fududeyn doonaa in uu ka helo waxbarasho aas aasi ah taas oo loo diyaariyay hab ay caruurto fahmi karaan jeclaanna doonaan haduu Alle Idmo.
Fariid Screenshots
Screenshot 1Screenshot 2Screenshot 3Screenshot 4Screenshot 5Screenshot 6Screenshot 7Screenshot 8Screenshot 9Screenshot 10
Similar to Fariid

©2023 Verdant Labs LLC. All rights reserved.

Privacy PolicyContact